Canjeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-canjeel, m.dh)

Geed weyn, miro la cuno leh, koox koox u baxa oo u eg deegaanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canjeel

daafi | cajiin | cajiin | canjeelo | canjeero | deegaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg