Dhabar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabar ↴
caado wareer | xambaar | xambaaro | xambaaro | xambaarso | adkaysi | annilliida | artaraboodha | baalfallaar | boor |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

