dhacsi
(m.l)

ld dhacsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacsi

oodan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.

qaafil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo/-liin, m.dh)
1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.

baradhacsi [m.l]
ld baradhacsasho.

caleendhacsi [m.l]
ld caleendhacsasho.

daahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.

dhacsasho [m.f.dh]
eeg dhacso. ld dhacsad, dhacsi.

dhacsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax fahamsiin.

dhacsiin [m.f.dh]
eeg dhacsii. ld dhacsiis.

dhacsiis [m.l]
ld dhacsiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg