Dheddig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar. 2. Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheddig

ubbo-ubax | faadumo | gaadeeryo | maandhay | naag | ugax | ugax | ugaxlay | ugub | ugxanside |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg