dhedhen
(m.l)ld dhadhan¹.
dhedhen
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)ld dhadhan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhedhen ↴
dhadhan [m.l]
1. Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo. 2. Macaan. ld dhadhen¹, dhandhan¹, dhandhen¹, dhedhen¹.
dhadhan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Wax dhadhankooda carrabka ku garasho. 2. Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen², dhandhan², dhandhen², dhedhen².
dhadhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.
dhadhanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.
dhedhensad [m.l]
ld dhadhansasho.
dhedhensasho [m.dh]
ld dhadhansasho.
dhedhensi [m.l]
ld dhadhansasho.
dhedhensii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhadhansii.