dheeri
(m.l)ld dheeraad.
dheeri
(m.dh)ld dheeraan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheeri ↴
laandheeri [m.dh]
ld laandheeraan.
naanays [m.dh] (-so/-syo, m.dh)
Magac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar. ld naynaas¹.
naanays [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin. 2. Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas².
tafeelin [m.dh]
1. Badasho roob iwm ay aad u bataan. 2. Buro ama dheeri.
cimridheeri [m.dh]
Da'aad u weyn oo wax gaaraan. ld cimridheeraan.
dheeraad [m.l]
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri¹.
dheeraan [m.f.dh]
eeg dheer². ld dheeraansho, dheeri².
fiiradheeri [m.dh]
ld fiiradheeraan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg