Dhiiqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhoobo aad u qoyan. 2. Xabaqbarsho.

Dhiiqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Dhooqo aad u qoyan dhex mari kari waayid (baabuur, nafley iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiiqo

dhamooq | dhiidhi | dhiiqasho | dhiiqoobid | dhiiqow | dhoobey | golrod | limmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg