Dhowaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali labaatan ku dh. buu jiraa.” 2. ld dhowaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhowaad

arag-dhowaadka | dhowaan | galgaal | jajabow | kulaal | miyobi | tirobeel-yare | wasiilo | waxaraxir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg