Dhumuc

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Inta wax dherer leh, siman ballarkiisa ama weynaantiisu le'egtahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhumuc

qaar | bunji | dharab-barafeed | dhirindhir | hashuur | jiiqo | jinaad | loox | malxaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg