dhun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-umay, -untay; -umi)

Wax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhun

laangare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof lug la' ama ka dhuntinaya; jiis. ld laangarre.

dhudhun [m.l] (-ummo, m.dh)
1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).

dhudhunkutaagle [m.l] (-layaa, m.l/dh)
Qof gacmihiisa aad u xoog badanyihiin.

dhudhunsad [m.l]
ld dhudhunsasho.

dhudhunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la dhudhumiyey ahaansho.

dhudhunsanaan [m.f.dh]
eeg dhudhunsan. ld dhudhunsanaansho.

dhudhunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhudhun- sanaan.

dhudhunsasho [m.f.dh]
eeg dhudhunso. ld dhudhunsad.

dhudhunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhudhun ku cabbirasho.

dhumid [m.f.dh]
eeg dhun.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg