Dhurwaa
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aayo, m.dh)Dugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhurwaa ↴
haandhurwaa | dhac | dhoondhurwaa | dhurwaayo | god-dhurwaa | godkucarar | hintifay | jiifaa | radi |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

