Diidid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg diid. ld diidis, diidmo.

Diidid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg diid².

Diidid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Suuxid muddo gaaban oo ay keentay dhiigga maskaxda taga oo yaraaday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diidid

oomi | qaaddac | balfi | biyaddiidid | caanaddiidid | cagajiid | cariiqsi | ceshiimee | cunaqabatee | dacaree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg