Dillaacsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax dillaac leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dillaacsan

dildillaacsan | dildillaacsanaan | dildillaacsanaansho | dillaacsanaan | dillaacsanaansho | faruuran | hud | jeexdin | kar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg