Dooh

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey geela soconaya loogu dhawaaqo kolkii la doonayo inuu istaago oo joogsado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooh

yeeg-bidooh | banji-bidooh | biish-bidooh | caddaan-bidooh | doohad | dooh-bibanji | dooh-bibiish | dooh-bicaddaan | dooh-bijoohaar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg