Dool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, ml.)

Qof dilaa ah, tuug khatar ah, bahal halis ah iwm oo meel aan laga aqoon yimid.

Dool

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, ml.)

1. Labada qaybood ee barida dadka ama idaha middood. 2. Doon yar oo webiyada looga tallaabo.

Dool

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Qof, bahal iwm meel aan laga aqoon aadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dool

afdoolin | buskud | dalandool | dalandool | dalandoolid | dalandoolli | dalandoolyo | dhoolaal | dhoolaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg