Engeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax aan qoyanayn.

Engeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax qoyanaa qalalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga engeg

xaab | yaabis | laabqoyan | laabqoyan | waadi | xaaluf | calool-engegnaan | dhiso | dhuubaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg