Fandhaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Qaaddo qori ka samaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fandhaal

kaal | kaalbaa | qaaddo | xagaal | dhisiq | dhure | fandhaallaysan | fandhaallaysnaan | fandhaallaysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg