Farsamo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Aqoon iyo tab lagu qabto hawlgacmeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farsamo ↴
jaan | saanac | waaya-arag | yeelaal | alaab caydhiin | aqoon farsamo | casiisad | ereybixin | ereyfur | falsamo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg