Food

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan. 2. F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan. 3. Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga food

taabasho | xaafood | ufood | anafood | birdhig | ciddi | cirbadhiibsi | cirbadhiibso | cirbataag | cirbataag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg