Fuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qaq, m.l)

1. Labada daan oo afka midkood. 2. Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay. 3. ld fuqid.

Fuq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuq

naabnaab | naadir | ufuq | xago | cirrid | daan | diiro | dillaac | fanqooq | finiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg