Geddisan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)1. Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho. 2. Wax isbeddel ku dhacay ahaansho. 3. Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geddisan ↴
waayo-waayo | alotarobi | awood | awood-danabeed | birdhic | cimri-badheed | digir | farsho | firsho | gaddisan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg