Godlan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax godladay ahaansh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godlan ↴
gaaggax | gaaggixi | haaneedso | boor | godlanaan | godlanaansho | gunnee | suuldaar | suuldaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg