Gorof

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

1. G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la isticmaalin. 2. Haruub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gorof

afgorofow | dowr | gaatir | gadoon | gorofleged | gorofsan | gorofsanaan | gorofsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg