Gunti
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha. 2. Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
Gunti
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)U g.: cid maro hoos ugu xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunti ↴
saari | adkayso | adkee | curuq | dan-lahelay | debec | debecsan | filgin | fitilig | fur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

