Guntin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)1. eeg gunti. 2. In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku xiran. 3. Siriq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guntin ↴
curuq | debec | debecsan | debecsan | filgin | fitilig | fur | furan | gar | garraar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg