Hareeri

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(hareeri, m.dh) Geed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u baxa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hareeri

kaalandar | dhareerid | dhoohan | horujeed | jiin | qode | reydab | shareerid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg