Harqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

1. Nafley biyo ku hafasho. 2. Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqo

dharqo | harqasho | harqood | harqoodaal | hirqo | irfi | marashi | minaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg