Harraad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Baahi biyo loo qabo.


Harraad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Biyo u baahasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harraad

ba' | naab | oon | oonbeel | aqi | asqo | asqoo | cawaarso | dhama' | dhanqalan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg