Hawd

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn. 2. Xarigxarig.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawd

ay | dhawdhaw | dhawdhawle | dhawdhawley | duur | hirig | hundo | jawi | jiq |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg