Hayaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro. 2. H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.
Hayaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Dhawr geeddi oo aan kala go'lahayn meel fog ugu guurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayaan ↴
yohoon | cadowtinnimo | colaad | dalqo | hayaamid | jaranjaro | khayaan | khayaanalow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg