Haydarojiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Summadda H. Curiye neef ah oo ur iyo midab midna aan lahayn. Waa curiyaha ugu fudud uguna badan adduunka. Wuxuu ku jiraa biyaha iyo dhammaan iskudhisyada organikada ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydarojiin ↴
kaaftoon | yarayn | aayoonka haydarojiin | amayn | arayl | asiidh | bituuminas | biyoculus | culays-isudhigan | cusbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg