Haydarokaarboon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Iskudhisyada kiimikaad ee ka kooban karboon iyo haydarojiin oo keliya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydarokaarboon

alkayn | arayl | bensiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg