Heec

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Itaaldarro ka muuqata dad ama xoolo ay baahi, cudur, iwm hayso.


Heec

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heec

dheecaamid | dheecaan | dheecaan | dheecaan-calooleed | dheecaan-gaastarig | heecid | heeco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg