Heel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.


Heel

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hoore yar oo weel salkiisa ku haray.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heel

dheel | dheel | dheel | dheelaas | dheelaas | dheelaasid | dheelallaabid | dheelallaabo | dheelallow | dheelallow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg