Hilib

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lbo, m.l)

Jiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilib

daabax | laama | rabiish | saaf | saarsaaran | ugaar | uusxabaal | xagalo | xamakow | yacyacood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg