Hinji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax culus in yar kor u qaadid. 2. Culays weyn qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hinji

qaad | dandaami | dandaanso | hayaamiso | hinjibiso | hinjin | hinjis | hinjisasho | hinjiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg