Hirgeli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hirgeli

dhaqangal | dhaqangeli | door | ful | fuli | fuliye | hirgelid | hirgelin | mashruuc |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg