Hoos

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)

Shey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.

Hoos

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel ay wax kale ka sarreeyaan.

Hoos

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Wax har u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoos

aagga-qabow | eber sugan | waab | waab | xaab | gaabso | haadaan | ubuc | faag | faago |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg