Isir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)

1. Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay. 2. Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isir

absaxan | aragtida Darwin | aragti-haraa | aragti-isir | asal | bayooloji | bilis | dhalasho | dhufsane | hiddarraac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg