Istaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.


Istaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ahaasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istaag

haaneed | yoolaal | aawo | baal | buturi | caanallul | cirbadhiibsi | cirbadhiibso | cirbataag | cirbataag |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg