Jago

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin. 2. Heer darajo oo shaqo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jago

casil | darajo | dhig | fooci | heer | iscasil | iscasilaad | kummeelgaar | kusime |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg