Jasiirad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)(jool.) Gabal dhul ah oo ay ku wareegsanyihiin biyo, gabalkaasi dhulka ah wuxuu ku dhexyaal badweyn, bad, haro, ama webi. ld jasiiro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jasiirad ↴
arjibilaago | cimilo-qaaradeed | jasiirad-shacaabi | jasiirad-u-eke | jasiiro | kakanaanta beerka | khoori | noobiyad | sandal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg