Jawaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay. ld joonyad, juuni.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jawaan ↴
caabbiri | xajiintir | abjad | baqaal | bunbay | cabbee | cammaar | ceemad | duluf | duruf |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

