Jeer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?.

Jeer

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeer

waa | faajeer | kaalandar | laacayaal | laamallooye | qaajeer | sabaan | wadaamagooye | ari | benisiliin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg