Jeex

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.


Jeex

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Wax dillaacin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeex

haadaan | laabjeex | laaf | qaarjeex | abyin-jeexeed | aroor | arrad | arrad | biirjeex | biirjeexnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg