Jeexan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)Wax dillaacay noqosho.
Jeexan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)Wax dillaacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeexan ↴
haadaan | gan | jeexane | jeexmid | jeexnaan | mongolisam |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg