Jiide

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

1. Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan. 2. Foolasha yaryar ee hoose oo xaya-waanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiide

garraw | jiidan | jiidan | jiitan | jiitan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg