Jiko
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Qolka cunnada lagu kariyo. 2. Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiko ↴
alawaad | birjiko | burjiko | fool | kushiin | rogaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg