Jileec

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Adkaan la'aan; fudayd; debec. 2. Karti iyo awood-darro cid ka muuqata.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jileec

beerjileec | calooljileec | jilcan | jilci | jilicso | nugayl | qallayl | tunjileec | tunjileecsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg