Johor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Dibi ama orgi fil weyn oo caato ah.

Johor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Wasaq, jilif iwm oo ay yeelato oogada dadka. ld joxor.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga johor

jawharad | johorad | joxor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg